Home WARARKA Booliska oo xiray Wiil dhalin yaro ah oo lagu Eedeeyay Anshax xumo

Booliska oo xiray Wiil dhalin yaro ah oo lagu Eedeeyay Anshax xumo

89
0

Ciidanka Booliiska Soomaliyeed ayaa xiray eedeysane Ashraf Cali Nuur Sahal 24 jir kuna eedeysan Anshax-daro.

War kasoo baxay Booliska ayaa lagu sheegay inay Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed u taagan yihiin fal-kasta oo wax u dhibaya dhaqankeena suuban iyo diinteena sharafta leh.

Ashraf ayaa Caan ka ah Baraha Bulshada gaar ahaan Aalada Tiktok, isaga oo kusoo bandhigi jiray muuqaalo uu tegayay Hotelo qurux badan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here