Home WARARKA Cudur laga digay in uu ku faafo Afrika

Cudur laga digay in uu ku faafo Afrika

80
0

Magaalada Muqdisho waxaa sii kordhyaya cabashada ay qabaan gaadiidleyda magaalada gaar ahaan wadayaasha bajaajta oo sameeyey dibadbax ay kaga cabanayaan sida ay sheegeen cashuur lagu kordhiyay, adeeg xumana ay u dheer tahay marka ay noqoto dhanka dawladda.
Cilmi Makaraan Guuleed oo ah guddoomiye ku xigeenka labaad ee gudiga wadayaasha gaadiidka bajaajta ee gobolka Benaadir ayaa sheegay in cashuur ka badan 200 oo dollar la saaray, sida oo kalena si fudud la isaga xidhi karo loona dili karo, isla mar ahaantaana aanay cashuurtooda dawladda kaga helin adeeggii ay u baahnaayeen.
Wadayaasha Gaadiidka Bajaajta ayaa labadii maalmood la soo dhaafay Dibad bax cabasho ah ka dhigay Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here