Home WARARKA Deg deg: Dagaal ka socďa gobolka Galgaduud

Deg deg: Dagaal ka socďa gobolka Galgaduud

25
0

Dagaal culus u dhaxeeya Maleeshiyaad kasoo kala jeeda Cabudwaaq iyo Cadaado ayaa ka bilowday deegaanka Balisoonyoone halkaasi oo dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ay isku hor fadhiyèen
Maleeshiyaadka dagaalamay ayaa gadiid dagaal oo tiro beel ah ku daabulayey inta u dhaxeysa inajiirow iyo balisoonyoone waxaana la sheegay in dagaalka xoogiisa uu ka socda banaanka labadaasi deegaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here