Home WARARKA Dhageyso: Xildhibaan hore Cabdi Barre oo wax laga xumaado ku...

Dhageyso: Xildhibaan hore Cabdi Barre oo wax laga xumaado ku tilmaamay barakicinta lagu sameeyay Qoysaskii deganaa Xaafada Dab damiska

104
0

Xildhibaab hore Cabdo Barre Jibriil  oo wax laga xumaado ku tilmaamay barakicinta lagu sameeyay Qoysaskii deganaa Xaafada Dandamiska

Xildhibaan hore Cabdi Barre Jibriil  oo warbaahinta la hadlay ayaa si kulul uga warramay xaalada siyasaadeed ee dalka .

Mudane Cabdi  Barre  Jibriil oo shir jaraa’id ayaa ka hadlay  barakicinta lagu sameeyay dadkii degaana xaafada   dab damiska ee Magaalada Muqdisho   Waxana uu sheegay in ay tahay wax aad looga xumaado iyadoo dawlada dadkaas aysan siin meel ay degaan hadana in la barakiciyo

Sidoo kale Mudane Cabdi Barre Jibriil ayaa ka hadlay Qodisra Qabuuriha Iskool baluusita meydadkii ku aasnaa  waxaa  xusay in tani ay tahay arin laga argagaxo oo dawlada Soomaaliya ay ku  kacday.

Dhinaca kale , Xildhibaan hore  Cabdi Barre ayaa la hadlay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kana dalbaday in ay dalka bad baadiyaan .

Halkan Hoose ka dhageyso Codka Xildhibaan hore Cabdi Barre Jibriil:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here