Home WARARKA Ganacsato lagu dilay degmada Deyniile

Ganacsato lagu dilay degmada Deyniile

26
0

Wararka ka imaanaya Xaafada Oodweyne ee degmada Deyniile ayaa sheegaya in la dilay sadax qof oo ganacsato ah .
Kooxo Hubeysan ayaa la sheegay in Ganacsataad ay ku dileen Goobo Ganacsi oo ay ku lahayeen degmadaas
Sidoo kale Wararka ayaa sheegaya in ganacsatadaan loo dilay sababo la xariiraKaamera CCTV ay ku xireen goobahooda ganacsi .
Lama oga illaa hadda Heybta kooxda dilka geysatay, balse Alshabaab ayaa dhawaan Qaraxyo ku xiray Goobo Ganacsi oo lagu xiray Kaamiro Qaraxyadaas oo sababay in ay Gubtaan Xarumahaas oo ku yaalla degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here