Home WARARKA Maamulka Degmada Xamarweyne oo ka hadlay Meyd lagu arkay degmadaas

Maamulka Degmada Xamarweyne oo ka hadlay Meyd lagu arkay degmadaas

14
0

Gudoomiyaha degmada Xamaerweyne ee gobolka Banaadur Cismaan Muriidi Cali ayaa ka war bixiyay Nin oday ah oo medukiisa lagu arkay Guri dunsan oo ku yaala degmada Xamarweyne.
Gudoomiyaha degmada Xamarweyne Cismaan Muriidi ayaa intaas ku daray in shacabka degan degmada Xamarweyne ayaa ku soo wargeliyeen in meydka Ninka oo lagu arkay Guri dunsan oo ku yaala nawaaxyiga Masjidka Marwaas ee degmada Xamar waxaana loo qaaday xarunta
CID si baaritaan liigu sameeyo.
Gudoomiyaha degmada Xamarweyne ayaa sidoo kale sheegay in Ninka Odayga ah ee Meydkiisa la arkay uu u muuqday qof la dilay maalmo ka hor oo uu isbedelay waxaana u mahad celiyay shacabka degmada Xamarweyne oo ku soo war geliyay medka Ninkaas oo laamaha Amniga halkaas au ka qaadeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here