Home WARARKA Madaxweyne Xasan sheekh oo gaaray gobolka shabeelada Dhexe

Madaxweyne Xasan sheekh oo gaaray gobolka shabeelada Dhexe

129
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgallada dib u xoreynta dalka ayaa gaaray deegaanka Waragaadhi ee gobolka Shabeelaha dhexe.

Madaxweynaha ayaa Saraakiisha ciidamada Xoogga dalka ee deegaankaas ku sugan ka dhegeystay warbixinno ku saabsan guulaha laga gaaray la dagaalanka Alshabaab , warbixinta ciidamada ay hoggaamiyaan iyo qorshaha waqtiga kooban ee Alshabaab  looga saarayo  deegaanada haray.

Hase ‘ahaatee’ Dawlada Soomaaliya ayaa dooneysa muddo Kooban Alshabaab looga saatai degaanada ay ka joogaan gobolada dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here