Home WARARKA Madaxweyne Xasan Sheekh oo Tababar u soo xiray Ciidamo kana...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Tababar u soo xiray Ciidamo kana dhoofay dalka

18
0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta tababar u soo xiray saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Komaandooska DANAB, kuwaas oo muddo tababaran ku qaadanayay halkaas.

Intaas kadib MadaxweyneXasan Sheekh Maxamuud ayaa u socdaalay dalka Ereteriya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here