Home WARARKA Maraykankaa oo Hambalyeeyey 64 guurada qarannimada Soomaaliya

Maraykankaa oo Hambalyeeyey 64 guurada qarannimada Soomaaliya

102
0

Farriim ka soo baxday Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, Antony  Blinken ayaa lagu sheegay in Maraykanku hambalyaynayo ‘Maalinta Qarannimada ee 64-guurada Soomaaliya”

“Mareykanka wuxuu bogaadinayaa nafhurnimada ay dadka Soomaaliyeed u hureen la dagaalanka argagixisada iyo dhismaha nabadda. Maraykanku waxa uu rajaynaya in uu sii xoojino xidhiidhka aynu wadaagno” ayaa sida oo kale lagu sheegay arsaxaafadeedkaas.

1-da Julaay waa maalintii Koonfurta Soomaaliya xornimada ka qaadatay gumeystihii Talyaaniga, sida oo kalena waa maalintii ay midoobeen labadii dhinac ee Waqooyi iyo Koonfur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here