Home WARARKA Maxay ku heshiiyeen Madaxda Dalabka Soomaaliya, Masar iyo Eratareya?

Maxay ku heshiiyeen Madaxda Dalabka Soomaaliya, Masar iyo Eratareya?

19
0

Madaxda Dalalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, Eritrea Isaias Afwerki iyo Masar Abdul Fattah el-Sisi ayaa ku heshiiyay inay yeeshaan iskaashi dhinacyo badan leh, ayna sii xoojiyaan xiriirkooda cusub ee saddex geesoodka.

*Waxay ku adkeysteen in loo hoggaansamo mabaadi’da aasaasiga ah ee sharciga caalamiga ah ee dhowrista madax bannaanida iyo Qaranimada dalalka;

*Waxay kaloo ku heshiiyeen inay dadaal u galaan xasilloonida gobolka.

*Waxay ku heshiiyeen in la dhiso Guddi la-tashi siyaasadeed oo heer wasiirro dibadeed ah oo kasoo talo bixiya xaaladda gobolka iyo iskaashiga Danaha guud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here