Home WARARKA Shir ka Furmay Magaalada Gaalkacyo

Shir ka Furmay Magaalada Gaalkacyo

10
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariya oo maalmahan howlo shaqo u joogay Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta daah-furay furitaanka gogosha nabadda beelo walaalo ah oo horray ugu dagaalamay deegaanno kamid ah gobolka Mudug.

Madaxweynaha ayaa goobta ka sheegay muhiimadda ay nabaddu u leedahay labada beelood, gobolka iyo guud ahaan labada maamul.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here