Home WARARKA Somaliland oo shaaca ka qaaday in wada hadal ay la galeyso...

Somaliland oo shaaca ka qaaday in wada hadal ay la galeyso SSC khaatuma si loo daayo maxaabiista ka xiran

71
0

Somaliland ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ay SSC kala hadlaan Maxaabiistii lagu kala qabsaday dagaalkii Laascaanood.

“Somaliland maxaabiistaa meel fiican ayay ka taagantahay, markastana waxay diyaar u tahay si nabadgalyo ah oo aan shuruudo lahayn, in arrinta maxaabiistaa dhinacyadu uga wadahadlaan” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here