Home WARARKA xubin ka tirsan Alshabaab oo isa soo dhiibay

xubin ka tirsan Alshabaab oo isa soo dhiibay

65
0

Cumar maxamed ibraahim oo magaciisa afgarashada ay Alshabaab u taqaano (busri) Ayaaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga
Dalka Soomaliyeed ee ku sugan degmada xarardheere ee Gobolka mudug.

Kooxda Alshabaab qeybta jabhaddaha ayuu ka tirsanaa xubintaan isa soo dhiibay xilli howlgalka ka dhanka Alshabaab uu ka socdo Gobolada dhexe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here