Home WARARKA xubno lagu eedeeyay in Alshabaab in ay ka tirsan yihiin oo ka...

xubno lagu eedeeyay in Alshabaab in ay ka tirsan yihiin oo ka dhacay gobolka shabeelada Hoose

102
0

Howlgal wadajir ah ay sameeyeen laamaha amaanka Wanlaweyn sida Daraawishta, booliska, Militiriga iyo Danab ayaa lagu qabtay 4 Ruux Shabaab ah.

Degaanka Warmaxaan oo kamid degaanada hoos-yimaada Wanlaweyn iyo degaanka Gurdaan ayaa howlgalka laga fuliyey.

Degaankan Warmaxaan oo qiyaasitii 30Km u jirta degmada ayaa lagu qabtay 4 ruux Shabaab oo mid kamid ah xubnaha la qabtay tahay haweeney.

Xog ay ku baxeen lamaamaha amaanka ayaa ku guuleysteen in ay gacanta ku dhigaan xubnaha Shabaab ah

Howlgalkan wadajirka guuleystay waxa hogaaminaayey Taliyaha ciidanka Daraawishta Cali Juu, Taliyaha booliska Cabadda Isxaaq , Taliyaha ururka 64aa ee Guuta 7aad 12 Aprill Cali Cabdullaahi Halac iyo Saraakiil ka tirsan ciidanka fadhigoodu yahay Ballidoogle ee Danab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here