Home WARARKA Xuska Maalinta Beeraleyda Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

Xuska Maalinta Beeraleyda Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

7
0

Wasaradda Beeraha iyo Waraabka XFS ayaa maanta maagalada Muqdisho ku qabatay laba munaasabadood oo kala ah Maalinta Beeralayda Soomaaliyeed iyo Maalinta Cuntada Adduunka.
Munaasabadda waxaa ka qeyb galay madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya ,Maamul Goboleedyada dalka iyo hay’addo caalami ah.
Sidoo kale waxaa goobta lagu soo bandhigay dalagyo kala duwan oo ay soo saareen beeraleyda Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here